Gudiga Maaliyadda, Qorsheynta, Ganacsiga iyo warshadaha ee golaha wakiilaha KGS ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31/Oct/2020 waxa ay kullan kula yeesheen hall-ka shirarka ee gudiyada barlamaanka xubno ka socday Xafiiska hantidhowrka guud ee DGKGS. Kullanka oo ajendihiisu ahaa “dhegeysiga warbixin guud oo ku saabsan hindise-sharciyeedka hantidhowrka guud ee DGKGS”. Kullanka waxaa shir gudoominayey gudoomiyaha gudiga maaliyadda Mudane. Xildhibaan Saciid Ahmed Cali