Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Said Faqi ayaa buugagta Manhajka waxbarashada Dalka gaarsiiyay Iskuulka hoose dhexe sare ee Degmada Xudur