Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb. Dr Ali Said Faqi ayaa Caawa kulan la qaatey Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Xudur.Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Wasiiro , Xildhibaano iyo lataliyaha Dhinac Haweenka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Guddoomiyaha Baarlamanka DGKGS ayaa Caawa kulan la qaatey Xildhibaanada Golaha Deeganka Degmada Xudur













Recent Comments