Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta shir Guddoomiyay kalfadhigii 1aad kulankiisa 10aad waxaana soo xaadirey kulanka 62-Xildhibaan .Ajandaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu ahaa qeybinta Hagaha Baarlamanka iyo qeybinta aqrinta Xeer-hoosaadka oo waxka bedel lagu sameeyay