Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa 1-da Bisha May maanta oo ku beeggan tahay maallinta caalamiga ah ee shaqaalaha Adduunka wuxuu hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha iyo Muruq Maalatada Soomaaliyeed.Waxaana sido kale hambalyo iyo Boggaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya meel kasta ay joogaan waxaana leeyahay hambalyo,Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdiasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen Iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa Sanadkan 2020-ka iska kaashan doona Shaaqeysiinta Boqolal dhallinyaraha Oo reer Koonfur Galbeed Ah oo kuwaasi oo ka mid noqon doona shaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad…



Recent Comments