Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Dr Cali Saciid Faqi iyo Labadiisa Kuxiigeen ayaa Maanta Shir Guddoomiyey Kalfadhigii 2aad Kulankiisa 1aad waxana kulanka soo xaadirey Xildhibaano gaareya 55 -Mudane kulanka Maanta Ajjandihiisu waxaa uu ahaa Aqriska 2aad ee Xeer -hoosaadka iyo kadoodidiisa ,wixii lagu soo kordhiyey Aqariskii 1aad ka dib
https://www.facebook.com/Golaha-Wakiilada-DGKGS-108382367200993



Recent Comments