Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbed Soomaliya Amb.Dr.Ali Said Faqi ayaa Caawa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Dhalinyarada ku Mideysan TEDx Baidoa, iyo Baidoa Book Fair Sidookale Ayaan Ahmed Caydiid, (Ayaan Kaaba) oo ah Gabar Abwaanad ah, ayaa ka Mid ahayd Dhalinyarada uu Caawa Guddoomaha La kulmay,Guddomiyaha Gollaha Wakiilada ayaa Dhalinyaradan ku dhiiragaliyey in ay ka Shaqeeyaan is dhexgalka Bulshada iyo Dowladnimada
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbed Soomaliya Amb.Dr.Ali Said Faqi ayaa Caawa







Recent Comments