Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbed Soomaliya Amb.Dr.Ali Said Faqi ayaa Caawa ka qeybgalay Barnaamijka TEDx Baidoa Waxa uuna Dhiiragalin u sameeyey dhalinyaradii ka soo Qeybgashay iyo kuwa soo abaabulay Barnaamijkan oo ahaa kii ugu Horeeyey Ee Lagu Qabto Magaalada Baydhabo