Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Ali Said Faqi ayaa Caawa kulan la qaatey qaar ka mid ah Dhallinyarada Degmada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool