Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr. Ali Said Faqi ayaa Kulan is xogwareysi ah la yeeshay Maamulka Gobolka Bakool iyo Kan degmada Xudur.Waxana kulanka ka so qeyb galey Wasiiro, iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya