Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Amb Dr Ali Said Faqi ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Tababar ugu daah furay Xildhibaanada Golaha Wakiilada KGS .Tababarka Mudada Sedaxda Maalin uu socodo waxaa lagu bari doonaa Xildhibaanada Maamulka iyo Maareynta Howlaha Baarlamanka iyo si kor loogu qaado tayeenta Aqoontooda iyo Fahanka dastuurka .Waxana furitaanka tababarka ka soo qeyb galey Labada Guddoomiye kuxigeen ee Baarlamanka Koonfur Galbeed iyo Khubaro bixineysay Tababarka oo ugu horeeyo Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaarey.
Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Amb Dr Ali Said Faqi ayaa Maanta…














Recent Comments