Hindise-Xeer ay soo Xurisay Xukuumada
Sida uu Qabo Qodobka 51aad ee Xeer-Hoosaadka Faqradiisa 1aad, Hindise-Xeer waxaa soo curin kara laanta fulinta (Xukuumada) ayadoo ku saleynesa baahida shacabka ee ku nool deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Recent Comments